Kooxda Daacish oo sheegatay Masuuliyadda dilal ka dhacay Koonfurta Somalia

Kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa sheegatay inay ka danbeysay falal khaarijin ah oo ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye. Warbaahinta Daacish ee Acmaaq ayaa shaacisay in shalay ay isgoyska Black Sea ciidamadeeda toogasho ku dileen askari ka tirsan ciidamada canshuurta qaada ee dowladda Soomaaliya. Sidoo kale waxay sheegteen inay magaalada Afgooye ku dileen Askari … Continue reading Kooxda Daacish oo sheegatay Masuuliyadda dilal ka dhacay Koonfurta Somalia